Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
 Tartanka Qur'aanka Kariimka Lugtiisii Sedaxaad oo Galabta Kadhacday Xarunta Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo.

Aug,28,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Tartanka Qur'aanka Kariimka Lugtiisii Sedaxaad oo Galabta Kadhacday Xarunta Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo.
 


 

TARTANKII QURAANKA KARIIMKA BISHA RAMADAAN EE IDAACADA HOBYOHALKAN KA DHAGAYSO

FURITAANKA KA FIIRSO HALKAN http://www.hobyoradio.com/8,26,20101Quran.html


Tartankii Qur'aan Aqriska Ee Kasocday Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo Ayaa Lugtiisii Sadaxaad Galabtay ay Dhacday.
 

 
Sida Caadada ahayd Tartanka Ayaa Waxaa Kutartamaaya ilaa 5arday oo laga Soo xulay Madarasooyin kala Duwan Ee Kuyaala Magaalada Gaalkacyo Ardayda Ayaa Waxa ay Isugu jiraa Wiilal iyo Gabdho, Waxaana Arday Kasta Laweydiinayaa 2su'aal oo Kamid ah Qur'aanka, Ayadoo Ardayga loo Qoraayo Meelaha Uu Qaldo.
 
Waxa uu Socod Doonaa Tartanka ilaa 10 Galbood oo Sadex kamid ah lasoo Dhaafay,Natiijada Tartanka Ayaa Waxaa Lagu Dhawaaqayaa Maalinta Ugu danbaysa Sida ay Shaaciyeen Gudiga Tartanka.
 
 
Codsi Kayimid Bulashada Kudhaqan Magaalada Gaalkacyo oo ah in Tartanka Waqti Celis ah loo Sameeyo, Ayaa Qofka uu Dhaafo Tartanka 5:20Galabnimo, Waxa uu markale Lasoconkaraa 7:30habeenimo Asagoo Celis ah.
 
 
Kala Soco Tartanka Qur'aan Aqriska Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo 5:20Galabnimo Sitoos ah, Asagoo Celis ah 7:30, Ka Aqriso Kana Dhagayso Websitka Hobyoradio.com.

Siciid Jaani
 
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Soomaalia

Tartanka Qur'aanka Kariimka oo lugtiisii labaad Galabta ay Kadhacday Xarunta Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo.


Tartankii Kasacday Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo ee Qur'aanka Kariimka oo Galabtay Lugtiisii Labaad Ay Dhacday.
 
Saacadu Markay Ahayd 5:20 Galabnimo ayaa Waxaa Idaacadda Hobyo Kabilawday Tartankii Qur'aanka Kariimka, Ayadoona ay Kutartamayeen ilaa iyo 5arday kuwaasi oo kakala Socda ilaa iyo 5madaraso oo kuyaala Gudaha Magaalada Gaalkacyo, Arday Walba Waxaa la Su'aalayay 2su'aalood, Waxaana loo Qorayay inta uu Qaldo.
 
Tartankaan ayaa Socondoona ilaa iyo 10Maalmood, sida ay Shaaciyeen Gudiga Tartanka Maalinta Ugu danbaysa ayaa Lashaacinayaa Ardaygii Guulaysta.
 
Kala Soco Tartankaan Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo 5:20, Asagoo Celisana Lasoco 7:30 Habeenimo, Sidookale Ka'aqriso, kana DhagaysoWebsitka hobyoradio.com.
 
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug

 

  

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|