Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Tartankii Qur'aan Aqriska Ee Kasocday Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo oo Galabtay Lugtiisii Shanaad ay Dhacday.

Aug,30,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Tartankii Qur'aan Aqriska Ee Kasocday Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo oo Galabtay Lugtiisii Shanaad ay Dhacday.

TARTANKII QURAANKA KARIIMKA IDAACADA HOBYO HALKAN KA DHAGAYSO
 
 
Sida Cadada ahayd Waxaa Galabta Xurunta Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo Kadhacday Tartankii Qur'aan Aqriska Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Loogu Talagalay, Tartankaan Ayaa Waxaa Hada Lamarayaa Qaybtiisii Dhexe ayadoo uu Soosocday Shan Maalmood Shan kalana ay Hartay.

Macalin Cusman oo Su'aalaha soo diyaariyay

Macalin Ahmed Macalin Osman oo su'aalaha weydiinaya

Macalin Ahmed Qayr M. Maxamuud barnaamijka inla socodsiiya

Ardadii ka qaybgashay tartanka Quraanka Kariimka

Hibo Macalin Ahmed (Su'aashii 1 iyo 6)

Xamdi Abshir Cali (Su'aashii 2 iyo 7)

C/rahman Sheekh   Xasan (Su'aashii 3 iyo 8)

Fartuun Muxuyadin Kaahiye  (Su'aashii 4 iyo 9)

Muxsin Cabdi Ahmed  (Su'aashii 5 iyo 10)

Madarasada Axyaalul Quraan

Macadka Alxikma

JAMCIYATUL IXSAAM
 
 
Tartankaan Ayaa Waxa uu Kadhexeeyaa 5madaraso oo Kuyaala Gudaha Magaalada Gaalkacyo, Ayadoo Shantaas Madaraso ay Kala Matalayaan 5arday oo Kakala Socota, Arday kasta ayaa Waxa uu leeyahay Galab walba 2su'aal oo Qur'aanka Kamid ah Ardaygii Qaldana Waa looqorayaa.
 
 
Natiijada Tartankaan ayaa Lagu Dhawaaqi Doonaa Maalinta Ugu danbaysa Tartanka Qur'aan Aqriska Sida ay horay U Shaaciyeen Gudiga Tartanka.
 
 
Kala Soco tartankaan 5:20Galabnimo Si toos ah Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo, Asagoo Celisana kala Soco 7:30
Sidookale Ka Aqriso Kana Dhagayso Websitka, www.hobyoradio.com.
 


Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug
Siciidjaanii@hotmail.com
TEL +252090695159

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|