|
Xaflad lagu maamuusayo 4sano guuradii kasoowareegtay markii dhidibada lootaagay idaacada Hobyo oo kadhacday magaalada Gaalkacyo
Aug,8,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Xaflad lagu maamuusayo 4sano guuradii kasoowareegtay markii dhidibada lootaagay idaacada Hobyo oo kadhacday magaalada Gaalkacyo.




xafladlad lagu maamuusayo 4sano guuradii kasoowareegtay markii dhidibada lootaagay idaacad hobyo ayaa kadhacday xarunta idaacada hobyo ee magaalada gaalkacyo waxaana xafladaas kasooqayb galay masuuliyiin katirsan maamulka galmudug iyadoo sidookale ay qadka telfoonka ugaqaybqaadanayen masuuliyiin katirsan maamulka puntland
waxaa sidookale qadka telfoonka ugaqeyb qaadanayay milkiiilha idaacada hobyo cabdi casiis xaashi xogolof oo halkaa hambalyo ugadiray dhamaan shaqaalaha idaacad hobyo radio isgoona kasheekeeyay waayihii idaacad hobyo wuxuuna tilmaamy inuu ufuray idaacad hobyo dhibaato dhanka warbaahinta ah oo kajirtay gobalka mudug waxaana uu intaas siiraaciyay inay tahay hobyo radio idaacadii ugu horeysay ee lagafuro deegaanada galmudug mr xogolof ayaa skadhawaajiyay inuu xarun cusub oo idaacada hobyo ay kuyeelan doonto magaalada muqdisho arintaas oo a aad ugu sacab tumeen dhamaan dadkii kasooqayb galay munaasabada.




xaflada ayaa waxaa sidookale kahalay masuuliyiin badan oo uu kamid yahay cilmi kulan geedi oo mudo badan saxaafada kujiray waxaana dhankisa uu umahad celiyay shaqaalaha idaacad hobyo sida ay ugu dhabar adeegeen dhibaatooyinka lasoogudboonaada mararka qaar isagoona kashekeeyay hormarkii ay sameysay idaacad hobyo radio oo uu mar ahaa agaasimha idaacad hobyo.



xaflada oo ay kusugnaayeen masuuliyiin badan ayaa waxaa sidookale kahadahay marwo xabibo koofuraw oo ah gudoomiyaha uruka haeenka galmudug waxeyna sheegtay iney idaacada hobyo aytahay mid ay markastadhageysato oo ay aad ujeceshahay waxyna sigaar ah hambalyo ugu diraty cabdi casiis xogolof oo ay kutilmaantay muwaadin jecel hormarka galmudug iyo soomaaliya oo dhan

xaflada ayaa sidookale waxaa suugaan kalagadisan kusoobandhigay fananiin siweyn looga yaqaano gobalka mudug iyo guudahaan soomaaliya oo ay kamid ahaayeen xasan siyaad kulusow sharmooge axmad goox qarboosh iyio muxadiin ibraahin geele kuwaas oo halkaas kusoobamhigay heso ay ku,amaanayaan idaacada hobyo radio iyadoo sidookale ay halkaasi kahadleen wariyaal badan oo idaacad hobyo katirsan idacad hobyo iyagoona kasheekeeyay hormarka ay kutalaabsaden
waxaa sidooklae koob lagu gudoonsiiyay halaas kooxda exwadajir oo kuguuleysatay koobkii lagu xusay 4sana guuradii kasoowareegtay markii idaacada hobyo dhidibada lootaagay
ugudanbeyntii waxaa halkaas kahadlay wasiirka warfaafinta abshir maxamed aadan oo amaan iyo hambalyaba udiray dhamaan wariyaasha iyo mamulka idaacada hobyo radio isagoo sheegay iin uu markasta uu jecelyahay iney hormar gaaraan saxafiyiinta kaxowgasha waxa uuna ilaah ugabaryay inuu sanadka sanadkiisa barwaaqo iyo nabad kugaarsiiyo
isku soowadadooboo xaflada iyo munaasabad ayaa kusoogabagaboobay siwanaagasn iyo farxad iyadoo dhamaan caalamka oodhana ay hambalyo kuaadan munaasabada ay soogaarayaan idaacda iyo shaqaalaha kahowlgala
W/D/ burhaan cabdulaahi xaashi
Email,burhaan712@hotmail.com

|