|
Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Galmudug oo Caawa Hanbalyo Ciidul Fidriga Ku Saabsan Hawada U mariyay Dhamaan Umada Muslimiinta ah Gaar'ahaan Shacabka Reer Galmudug.
Sept,10,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Galmudug oo Caawa Hanbalyo Ciidul Fidriga Ku Saabsan Hawada U mariyay Dhamaan Umada Muslimiinta ah Gaar'ahaan Shacabka Reer Galmudug.

Madaxweyne Maxamed Axmed Caalin Ayaa Caawa Mar uu Lasoo Xiriiray Idaacadda Hobyo Ee Magaalada Gaalkacyo Ayaa Waxa uu Hanbalyo Ciidul Fidriga Ku aadan Waxa uu U diray Shacaba Reer Galmudug Meel Kasta oo ay Joogaan Asagoona Ugu hanbalyeeyay Ciidul Fidriga.
Sidookale Madaxweynaha Maamul Gobaledka Galmudug, Ayaa Shaaca Kaqaaday in Meeshii Ugu Wanaagsaneyd Ay Marayso Xaalada Galmudug, Asagoona Intaas Ku daray in Maamulka Galmudug Wax badan uu iska Badalay Dhan Walba Amaanka Galmudugna Maanta in La isku haleyn Karo Sidaan Si Kafiicana Aan Sameyn Doono.
Madaxweynaha Ayaa Ugu danbeytii Baaq U diray Dhamaan Shacabka Galmudug In ay Kashaqeeyaan Hormarka Galmudug, Waxa uuna Markale Ugu hanbalyeeyay Ciidul Fidriga Sanadkaan Sanadkiisa Ku gaara Farxad iyo Damaashaad.
Siciid Jaani
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug

|