|
Ciid Wanaagsan dhamaan ummada Soomaaliyeed Kullu caam wa antum bil khayr
Sept,10,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Ciid Wanaagsan dhamaan ummada Soomaaliyeed Kullu caam wa antum bil khayr.

Curashada Bisha Ciidul Fidriga Oo Caawa Laga arkay Magaalada Gaalakacyo Ee Xarunta maamul goboleedka Galmudug.
Salaadii Maqrib kadib Ayaa Guud ahaan Shacabka Kudhaqan Magaalada Gaalkacyo Waxa ay si waadax ah U arkeen Bilashada Bisha Ciidul Fidriga Taas oo maalinta bari ah si wada jir ah lafilayo in Salaada Ciida loogu tukado Magaalada Gaalkacyo iyadoo bilashada bishii Barakaysneyd ee Ramadaan aan Soo dhaafnay la isku qilaafay Ayadoo magaalada Gaalakcyo kala soomay maalmaha Arbacada iyo Qamiista, waxaana larajeynayaa in Curashada Bisha Ciidul Fidriga aana ka imaan doonin Wax qilaaf ah oo si isku mid ah looga wada ciidi doono Magaalada Gaalakacyo maadaama Si isku mid ah caawa looga wada arkay bisha guud ahaan magaalada Gaalkacyo.
Dhamaan wariyaasha idaacada Hobyo waxay hambalyo u dirayaa dhamaan ummada Somaaliyeed meelkasta oo ay joogaan in alle ku gaarsiiyo ramadankan kiisa kale Nabad, Mindimo, Sinaan, Cadaalad, iskaashi iyo Horumar.
Agaasimaha Idaacada Hobyo Siciid Jaani
Tafatiraha Idaacada Hobyo Farxaan Max'ed Hareed
Milkiilaha Idaacada Hobyo C/aziz Xogolof
Galkacyo Galmudug State of Somalia

|