Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Qaar katirsan Jaaliyadaha Galmudug Ee Dalka Dibadiisa iyo Wasaarada Ganacsiga Galmudug oo balan qaaday in ay Kaqaybqaadan doonaan Dhismaha Garoonka C/laahi Ciise Ee Magaalada Gaalkacyo.

Sept,10,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Qaar katirsan Jaaliyadaha Galmudug Ee Dalka Dibadiisa iyo Wasaarada Ganacsiga Galmudug oo balan qaaday in ay Kaqaybqaadan doonaan Dhismaha Garoonka C/laahi Ciise Ee Magaalada Gaalkacyo.
 

Wasirka Ganacsiga ee Galmudug Sadaq  Dahir Mire

Gudoomiyaha Jaamacada Galkacyo Dr. C/qadir Max'ed Shirka


 
Ciyaar Soodhaweyn ah ayaa Galabta kadhacday Garoonka Kubada Cagta Ee C/laahi Ciise Stadiom,Ciyaartaan Ayaa Waxaa lagu soodhaweeyay Qaar kamid ah Jaaliyadaha Galmudug Ee Dalka Dibadiisa iyo Wasiirka Ganacsiga Galmudug Saadaq Daahir Mirre.

Wasirka Amniga Galmudug Ahmed Dheere
 


 
Ciyaarta ayaa Waxaa Wadayeeshay Xulka Qaranka Galmudug iyo Xidigaha Galmudug Ayadoona Jawi aad u Wanaagsan ay Kubilaabatay Qaybtii hore Cayaarta ayaa Gool Quruxbadan Waxaa Dhaliyay Xulka Qaranka Galmudug aydoona uu Goolka U dhaliyay Bille Maxamuud Maxamed oo Qadka Dhexe ugu cayaara Xulka Qaranka Galmudug, Waxaa Ciyaarta lagu kalanastay 1-0 oo ay kuhugaaminayaa ciyaarta Xulka Qaranka Galmudug, markii Qaybtii Danbe ee Ciyaarta la iskugusoo laabtay ayaa Gool Waxaa la yimid Naadigii kucayaarayay Xidigaha Galmudug Kuwaas oo ciyaarta Kadhigay 1-1, Dhamaadkii Ciyaarta Ayaa Gool Waxaa la yimid Xulka Qaranka Galmudug oo uu U Saxiixay Ciyaariyahanka Da'adaweyn C/Sitaar Maxamed Ayadoona Ciyaartii ay Noqotay 2-1 oo ay ku horkacayaan Xulka Qaranka Galmudug, Ciyaartiina Waxa kusoo Dhamaatay 2-1 oo ay Guusha Kuraacday Xulka Qaranka Galmudug State.
 
 
Waxaan Waraysi Layeelanay Macalinka Naadiga Xidigaha Galmudug C/fitaax oo kumagac dheer Waawareey, Asagoona Sheegay in kubadu Cad iyo madaw ay tahay Wax Dhib ah uma aragno guul daradii nagaartay ayuu yiri C/fitaax waawarey.
 
 
Sidookale Waraysi aan layeelanay Macalinka Xulka Qaranka Galmudug Macalin Sandhool ayuu Sheegay in ay U qalmaan in ay Badiyaan Asagoona intaas U daray in Ciyaartooy Xirfad leh uu Watay, Waxa uuna Shaaca Kaqaaday in Goordhaw uu bilaabayo Alamiitadii Xulka Qaranka Galmudug.
 
 
Jaaliyadii Galmudug ee Lagu soodhaweeyay Kulankii Galabtay Kadhacay Garoonka C/laahi Ciise oo uu kamid ahaa Wasiirka Ganacsiga Galmudug Saadaq Daahir mire iyo Xubno katirsan Jaaliyada Galmudug

Siciid Jaani

Galkacyo Galmudug State of Somalia

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|