|
Mudane Hagafey “Cid kasta oo loo doorto hoggaaminta Ximan iyo Xeeb waan soo dhawaynaynaa, waana la shaqayn doonaa”
Sept,10,2010
www.Hobyoradio.com
Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010
Dhagayso
Halkan ka Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula
Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug
Dhagayso
wararkii
Idaacada
Hobyo ee
Jan,19,2010
Dhagayso
Mudane Hagafey “Cid kasta oo loo doorto hoggaaminta Ximan iyo Xeeb waan soo dhawaynaynaa, waana la shaqayn doonaa”


Afhayeenka waxaa safarkiisan ku wehliyey qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka iyo jaaliyadaha dibadda ee Ximan iyo Xeeb.
Masuuliyiinta wafdigaa la socday ayaa waxaa ka mida ah Mudane Caseyr Shidane Cabdi oo ah xiriiriyaha Jaaliyadaha maamulka Ximan iyo Xeeb ee qaaradda Ameerika, sidoo kale waxaa wafdigaa ka mid ahaa Mudane Jaamac Cali Cabdi oo ah, oo ka mida qurbojoogta Ximan iyo Xeeb.
Imaanshaha wafdigaa ayaa wuxuu qayb ka yahay ballanqaadkii qurbojoogta deegaanka, waxayna inta ay joogaan deegaanka soo indho-indhayn doonaa meelaha ku habboon maalgashiga.
Ma aha markii ugu horeysay oo ay qurbojoogta uu dhalatay deegaanka ay dib ugu soo laabtaan deeganka, waxaana iminkaba deegaanka ka socda mashaariic ay hirgeliyeen qurbojoogta deegaanka.
Waxaa nasoo gaarsiiyay
Cabdullaahi Xasan
abdulahiblack@hotmail.com

|