Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Jaaliyadda Galmudug ee Ku Nool Dalka Holand oo shir Weyn iskugu yimid.

Sept,14,2011 www.Hobyoradio.com

 

Jaaliyada Reer Galmudug ee Ku Nool Dalka Holand oo shir Weyn iskuugu yimid Kana Hadlay Sidii abaarta ay uga Bixi lahaayeen Dadak Ku Abtirsada Gobolada iyo Deegaanada Galmudug.

Jaaliydaan Ku dhaqan Dalka Holand ayaa yeeshay kulan koodii ugu Weynaa inta ay Kulmayeen Waxaana ku anka uu ku asteesnaa sidii dhibaatada ay uga Bixi Lahaayeen dadka ayagu ku abtirsada ee Xiligaani abaarta Ku Heyso Gobolka Mudug iyo Magaalada gaalkacyo.

Kulnakaan oo Ka dhacay Magaalada Alphan aan Rijn ee wadanka Holland waxaana halkaasi Lagu arkayay Mas uuliyiin kamid ah Beesha galmudug oo ka murugeysan dhibaatada iyo abaarta waqtigaani ku habsatay Walaalahood iyo Sida ugu Dhaqsaha Badan ee Loogaga samata bixin karo wax waliba ay Tabanyaan.

Kulanka oo falan Qeyn iyo Dood Kadib la isku Raacay in Mar Qura la soo Aruuriyo Deeqo lacaga oo Dadka Deegaanka wada Gaareyso Si Beesha gal mudug Wax loogu Qabto iyo ayagoo sidoo kale isku Racay sidii Loo Hor marin Lahaa arimaha Deegankla .

Hadaba Kulankaani ay Yeesheen Beesha Gal mudug oo inta Badan Loogaga Hadlayay Arimiha abaarta iyo sidii dadkaasi Loo Samata bixin Lahaa Halkaan ka Daawo Sawirada kulanka.

Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|