![]() |
||
|
|
||
|
Banaan
Bax
rabshado
wata
laguna
diidan
yahay
maqaayadaha
furan
bisha
Ramadaan
oo ka
dhacay
Magaalada
Gaalkacyo
ee
xarunta
dawlad
goboleedka
Gal-mudug
State.
Sept,14,2007 www.Hobyoradio.com
Dibadbax aad ubalaaran oo lagu diidan yahay Maqaayadaha la furo xiliyada bisha barkaysan ee Ramdaan ayaa maanta hareeya wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Gaalakcyo ee xarun goboleedka Gal-Mudg Satate.
Banaan baxaan ayaa waxaa hor kacayay dhalinyro boqolaal ah wata mekrofoono codbiyaal ah aygoona ku qaylinayay erayo ka dhan ah daka ma sooma yaasha ah ay ka mid yihiin "alaahu akbar, alaahu akbar, dooni mayno maqaaydaha lagu karinayo cuntada bisha Ramdaan, ilaah halga cabsdo" iyo erayo la mid ah. dibadbaxayaasha ayaa socod ku soo maray wadooyinka waa wayn ee magaalada Gaalakcyo iyo xaafadaha aygoona dhagax tuurayay gobtiiay ku arkaan oo cunto lagu karinayo waxaa indhahaygu qabnayeen dhismooyin ka samaysan buushsha oo ay dumiyeen dhilinyarda ka caraysan cuntada soon qaadka aygoo dhagax tuur iyo bur burinba iskugu daray goobo dhawr ah oo cunto lagu karinayay . Dibad baxaan oo ahaa mid rabshdo wato ayaa intii uusocday waxaa dhaawac fudud ka soo gaaray 2ruux oo mid uu ka mid yahay dhalinyardii dibadba dhigaysay halka kan kala ahaa nin goob bush ah raashin ka cunayay labda ruux ayaa ku dhaawac may dhagxtuurkii halkaasi kasocday walaw ay jireen rasaas ay fureen qolyaha cuntada buushaka ku cunayay ayaa hadana aysan jirin cid wax ku noqotay rasaataas.shacabka reer galkacyo ayaa ku taageeray tilaabda ay dhalinyardu ka qaadeen goobha sida qarsoodigaah loogu karinayo cuntada bisha ramadaan aydoo la arkay daweyne usacbinaya dhalin yarda reer Gaalkacyo. Dhinaca kale maasaajid yada magaalada Gaalakcyo ayaa salaadii jimacaha ee manta si weyn culimadu uga hadleen fadliga bisha barkaysan ee ramdaan oo ay culimadu daka ugu baaqeen in cibaada la bdiyo lagana dheeraado waxyaabha wax udhibi kara ajarka soonka isla markaana sadaqada la bdiyo. waxay sidoo kale culimadu baaq usoo jeediyeen kooxaha burcada ah ee isbaarooyinku uyaalaan wada isku xirta galkacyo iyo gobolada dhexe in ay alla kacbsadaan kana waan toobaan dhibaatda ay ku hayaan daka safarka ah ee isticmaala wada siiba bisha barkaysan ee aramadaan oo ay culimadu xuseen in dadka muslimka ah ducadooda la ajiibayo. Si kastaba ha ahaatee waxaa maalinkii labaad guud ahaan umada Muslimiinta ah ay sooman yihiin bisha barakysan ee ramdaan oo ah bil lagu waajib yeelay muslimiinta in ay soomaan ayna ka mid tahay arkaanta diinteena islaamka. Hadi aan nahay bahda hobyoradio waxaan leenahay dhamaan umadda musliminta ah ramadaan wanaagsan. Cabdalla Max’d cabdille Xaafiiska hobyoradio Galkacyo,Gal-Mudug State of Somalia, Hogaamiye Kooxeedka Cade Muuse. Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||