|
Jaaliyadda Galmudug ee England oo tacsi u diraya eheladii ay ka geeriyoodeen Nabadoon Yusuf Nabadoon Hashi Elmi Qabax iyo Aqoonyahan C/llahi Abdi Xasan
Sept,15,2011
www.Hobyoradio.com

Jaaliyadda Galmudug ee England oo tacsi u diraya eheladii ay ka geeriyoodeen Nabadoon Yusuf Nabadoon Hashi Elmi Qabax iyo Aqoonyahan C/llahi Abdi Xasan

Anagoo kala ah :
Avv. Khaliif aw-xasan,
Gen. C/raxman warsame"Caarre.
Dr. Cumar salaad cilmi
Jaamac Faarax Daqare
Cali xaashi dhoore
Saciid axmed kadiye
Qaasin colaad dhicisow
Xasan cilmi kaarshe
Saciid xasan sabriye
Axmed-daahir c/kariin nuur
C/qaadir Qalab-xoor,
Faisal Xasan Cali Bulaale,
Cabdi cali xasan cilmi-fagaas,
Max'ed-saadaq muxyadin macalin,
Axmed-shire falagle
Xasan aadan-cadde"don't worry",
Salaad nuur, Qaasin catoosh,
Muxyadiin dhoola-yare,
khaliif abshir aadan,
Xasan aftooje,
C/laahi food-xuux,
Matoobe gurey salaad iyo dhamaan bulsho weynta reer galmudug ee UK, waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Nabdoon YUUSUF XAASH CILMI"QABAX" oo gaalkacyo ku geeriyooday, iyo C/LAAHI CABDI XASAN oo isna ku geeriyooday Rogester -USA. Ilaahay naxariistiisa ha ka waraabiyo anagana hanaga samir siiyo.
FG ; tacsiyadan mar hore ayaa la soo diray laakiin nasiib darro maradambaan ogaaday in uusan e-mailku bixin. waa khalad xagayga ah ha la iga raali ahaado.
by SAADAQ MUXYADIIN , mahadsanidin.
Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|