Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Dagaalo Dad Rayid ah ay Ku Dhinteen oo Saakay dhacay magaladda Muqdisho.

Sept,17,2011 www.Hobyoradio.com

 

Dagaalo Dad Rayid ah ay Ku Dhinteen oo Saakay dhacay magaladda Muqdisho.

Dagaalaadan Sababay Qasaare Kala Duwan oo soo gaaray Dad Rayid Ah Ayaa Ciidamada Dowlada Iyo Xarakadaa l shabab Kudhax Maray Qeybo Kamid Ah Dagmada DharkeenLey Ee Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Abaaro 06:00 subaxnimo ee Saakay ayuu dagaalku bilowday aydoona lagu soo Waramayo in dadka kunoolaa, xaafada dharkeenleey ay kawar heleen hubka nuucyadiisaka kala duwan oo la isku adeegsanayo waaxana qaasaro soo gaaray dadkii halkaasi dagaana.

kaam ay dagan yihiin dad Barakacayaal ah oo Ku Yaala xaafada dharkeynleey ee gobolka banaadir ayaa waxaa kaamkaasi kusoo dhacay madaafiicdii ay is weeydaarsanayen Dadka uiu daagalku ka dhaxeeyay waxaana Sida laxa qijiyay goobta ku geeriyootay haweeneey kamid ah dadka barakacayaasha ah ee kasoo barakay abaarta kajirta gobolada dalka soomaaliya ayadoona isla kaamka uu madfaca kusoo dhacay ay ku dhaawacantay haweeneey iyo laba caruur ah oo ay dhashay.

Xarakada Kooxda al shaabab aya saakay soo Qaaday dagaallka waxaana Ciidamada Dowlada ay Kala Kulmeen iska caabin xoogan oo markii Dambe sababtay in al shabaab si hal haleel ah loo Ceyriyay Balse wali Lama Xaqiijiyin Qasaaraha Soo kala garay Labada ciidan.

Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|