Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Xubno ka socda Jaamacadda Galkacyo University (GU) oo gaabty safar ku tagay magaalada Hargeysa.

Sept,17,2011 www.Hobyoradio.com

 

Xubno ka socda Jaamacadda Galkacyo University (GU) oo gaabty safar ku tagay magaalada Hargeysa.

Xubno ka socda Jaamacadda Galkayo University (GU) ayaa galabtay waxay safar ku tageen Magaalada Hargeysa, safarkooda ayaa waxa uu ku saabsanyahay si ay uga qeyb galaan shir ka furmaya Hargeysa maalinta barito ah.

Shirkaasi ayaa waxaa looga hadlidoona waxbarshada soomaaliya sidii sare loogu qaadi lahaa waxaana ka qeybgalidoona dhammaan Jaamacadaha iyo wasaaradaha waxbarashada dalkeena soomaaliya.

Shirkaasi looga hadlaayo Waxbarashada Soomaaliya sidii sare loogu qaadi lahaa ayaa Jaamacadda Galkayo University (GU) waxaa uga qeyb galidoona Mas’uuliyiin ay kamid yihiin Pro. Cabdullahi Xasan Cilmi (Jeemis) iyo Pro. Cali Nuur Yuusuf.

Sidoo kale shirka waxaa ka qeyb galidoona xubno ka socda wasaaradda waxbarashada Dawlad Goboleedka Galmudug. Ugu danbeyntii Shirkan bari ka furmaya Magaalada Hargeysa waxaa marti galindoona Ururka Education Development Center (EDC).

Nuuradiin Cismaan Maxamed (Abuuakram)

Nuuradiin5@hotmail.com or abuuakram1@gmail.com

Tell= 00252690/753825

Galkacio-Galmudug-Somalia

Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|