![]() |
||
|
|
||
|
Ardayda
Iskuullada
Hose/Dhexe/Sare
Degmada
Cel-Guula
ee
dowlad
goboleedka
Galmudug
State.
(Daawo
Sawirada)
Sept,17,2007 www.Hobyoradio.com Iskuulka H/Dhexe Celguula mudane Axmed xaaji Ereg, ganacsade C/kariin sheekh Axmed kana mid ah guduga waalidiinta. Wakiilka ururka SDRO ee gobolka Mudug mudane Ali Daahir maxamuud xirsi iyo xubno kale oo dhamaantood soo dhaweeyay hirgalinta dugisga sare ee k/mudug.
Maamulaha Guud Iskuulada Cel-Guula Dr. Ereg
Ardayda dugsiga Hose/Dhexe iyo Sare Degmada Cel-Guula
Ardayda Cel-Guula oo la xaadarinayo Subaxnimadii hore
Iskuulka Dhexe ee degmada Cel-Guula DG Galmudug State.
Maamulayaasha Iskuuladda Ka Jira Galmudug State of Somalia. 1. Dusiga H/dhexe Albadar(Gaalkacyo)
2 . Dugsiga H/dhexe C/laahi Ciise.(Gaalkacyo)
3. Dusiga H/dhexe Imaamu Nawawi(Gaalkacyo)
4. Dugsiga H/dhexe ee Ceelguula.
5. Dusiga H/dhexe Bandiiradley.
6. Dugsiga H/dhexe Wisil.
7. Dugsiga H/dhexe Sadax-higlo.
( Balankeenu waa jaahil bixinta bulshadeena) Ciddii doonaysa inay gacan ka gaysato furitaanka DUGSIGA SARE way ufurantahay Nagala soo xirir wixii talo iyo tusaale ah xiriiriyaha uurka Somali Society Development Association(SOSDA) Cabdi naasir C/dulaahi shuuke mobail/oo2525752267/002526291362 ama Email/shuuke111@hotmail.com Waalidiinta Ardayda Iskuuladda Cel-Guula Xaquuqda Sawirada Waxaa wada leh Wariye Cabdalle iyo Cumar Suuri oo ah Masuulka soo Dhisay Iskuullada Hose/Dhexe iyo Sare Cel-Guula Ee DG Galmudug State. Cabdalla Maxamed Cabdille Cel-Guula,GalMudug State of Somalia, Hobyo Radio News Media |
||
|
Contact: hobyoradio@gmail.com |
||