Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Xarakada Kooxda al shabaab oo Sheegay in ay Sii Wadayaan Dagaalada ka gadaal Tababar ay usoo Dhameyeen Odayaal da ah.

Sept,18,2011 www.Hobyoradio.com

 

Xarakada Kooxda al shabaab oo Sheegay in ay Sii Wadayaan Dagaalada ka gadaal Tababar ay usoo Dhameyeen Odayaal da ah.

Xarakada kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay inay sii Laba jibaarayaan dagaaladda ay Waqti Walba kula jiran dowladda KMG inta uu sheegay ay ka ciribtirayaan Dowlada quwada Weyn ee Mareykanka iyo Qaramada Midoobay oo ka soo horjeeda Dhibaatada kooxda.

Saraakaal kamidk ah Kooxda urururka al shabaab ee lagu Magacaabo Fu’aad Max’ed Qalaf shoon gale oo Lahadlayay Odayaal Tababar ay ugu soo dhameeyeen Deegaanada Shabellada ayaa waxa uu sheegay inay ka go’an tahay Al Shabaab sii wadista dagaaladda ay kula jiraan dowladda KMG Soomaaliya inta ay meesha ka saarayaan Dawooda Mareykanka iyo Qaramada Midoobay waxaase Dadka isweydiinayaan Dhalin yaradii alshabaabka aha ee Ku fashil matay daagalada miyaa Hada odayal dagalka gali Kaaran.

Asagoo sii hadlayay Fu ‘ aad shoongale ayuu ku sheegay in ay Wadaan arimo ku aadan sidii ay ku hergali laheyd ay in ciidamada Al Shabaab naftooda iyo maalkooda ku huri lahaayeen oo Loo aqrinayo darsiyo ka hadlaay jihaadka kaasi oo kadibna ay si toos aj Daagalka ugalayaan odayasasha.

Fu ‘ aad shoongale aya sidoo kale o soo hadal qaaday abaaraha ka jira Soomaaliya waxaaana uu sheegay in Al Shabaab ay u istaageen sidii ay wax uga qaban lahaayeen abaaraha ka jira deegaanada ay ka taliyaan hase yeeshee wali majirto Macaawino ay Bixisay kooxda al shabaab marka laga reebo in ay dadka aruuriyaan ayna lacago ku cunaan.

Ugu Dambeyntii mMas uuliyiinta kooxda Al Shabaab ee maanta kulanka kula yeeshay Odayaasha Digil Mirifle ayaa ugu baaqay dadka ay kulanka la qaateen iyo shacabka Shabellada hoose inay ka qeyb qaataan dagaaladda ay kula jiraan dowladda KMG Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM Madaama dagaaladii Muqdisho ka dhacay Loogaga awood roonaaday.
Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|