|
Tacsi
kusocota
eheladii Nuur Cali Maxamuud oo
dhawaan
kugeeriyooday
magalada Hobyo
ee
Galmudug
Sept,20,2011
www.Hobyoradio.com

Tacsi
kusocota
eheladii
Nuur
Cali
Maxamuud oo
dhawaan
kugeeriyooday
magalada
Hobyo
ee
Galmudug
Alle
ha u
naxariiste
waxaa
magaladda
Hobyo
ee
degmadda
Xays
ku
geeriyooday
marxuum
Nuur
Cali
Maxamuud.
Alle
ha u
naxariiste
Nuur
Cali
Maxamuud
oo
ku
magac
dheeraa
Nuur
Qaduucde
siweyn
looga
yaqaanay
deegaanka
Hobyo.
Waxanan
Tacsi
udiraynaa
dhaman
reer
Maxamuud
Wardheere
gaar
ahaana
Reer
Cali
Maxamuud
kala
ah
Ilma
Nuur
Cali
Maxamuud
iyo
Ilma
Xusseen
Cali
Maxamuud
iyo
Qaraba
odhan
iyo
Ehelada
isagana
Alle
ha
unaxariisto
Qarabadana
samir
iyo
Iimaan
Alle
hakasiiyo
Amiin.
Anagoo kala ah
Avv. Cabdirahman Haji Ereg
Col. Cabdulqadir Max'ed Warsame Galbayte X
Col. Ahmed Geedi Kaahiye
Dr.Cumar Salaad Cilmi
Prof. Husein Salaad Weheliye
Dr. Cabdi Jamac Geedi
Dr. Cumar Maxamuud Cawale
Gen. Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid
Gen. Maxamed Geele Kaahiye
Eng. Ahmed Khayre Ingriis
Eng. Maxamuud Ducale Kahiye
Caaqil Abshir Warsame Jarafle
Sheekh Xasan Aw Aadan
Caaqil Cabdullahi Xasan Farax
Caaqil Siciid Cali Gaas
Caaqil Xirsi Huseen Cagweyn
Caaqil Cali Hashi Diirshe
Caaqil Cali Jaamac Ciyaar
Sh. Cusman Bashi Sheekh
Sh.Cabdirahman Sh. Nuur
Sh. Cabdikariim Warsame
Max’ed Xirsi Rooble
Cumar Maxamuud Rooble
Bashiir Sh.Yusuf ‘Bashir Farey’
Nuur Weheliye Nuur Caruus
Nuur Xasan Fanax
Maxa’ed Siciid Barqash
Muxuyadiin Dhoole-yare
Cabdi Salaad Kadiye
Saadaq Ahmed Aadan
Mahad Salaad Siyaad
C/qadir Xirsi Khayre
C/kariim Ahmed Daahir
Cabdalle Sh. Cabdirahman
Abshir Dhug Dhugle
Fiaat Gurey Salaad
Mustaf Jamac ganey
Bashiir Max’ed Khayre
Cajeex Cabdule
Cabdirizaaq dayax
Maxamed Yusuf Nuur
Qaliif Nuur Cali
Cali Mataan Sabriye
C/rashiid Max'ed Ducaale
Cumar Mataan Sabriye
Xayd Sh. Maxamed
Cabdulahi Max'ed Cusman
C/risaaq Sarcad
Cabdulqaadir Cali Kadiye
Cabdi Yusuf Xasan
Calibashi Cabdi Madoobe
Max'ed Osman Cali
C/aziz Xashi Xogolof
Dhadkan oo ku kala nool daafaha dunida waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan beesha guud waxay sidoo kale tacsi gaara u dirayaa eheladii uu ka tagay allaha u naxariistee Nabadoon Yusuf Nabadoon Hashi Cilmi oo kumagacdheeraa Qabax ayagana samir iyo iimaan alaha siiyo marxuumkana janadii fardowso ka waraabiyo.
Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|