|
Tacsi kusocota eheladii ay ka geeriyootay allaha ha u naxariistee Dahabo Yusuf Cali
Sept,23,2011
www.Hobyoradio.com


Tacsi kusocota eheladii ay ka geeriyootay allaha ha u naxariistee Dahabo Yusuf Ali tarikhdu markey aheed 2011/9/22 ku geriyootay casimada Kenya Nairobi
Innaa Lillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun Ayeeyo Dahabo Yusuf Ali
anagoo kala ah.
1-Ali Mohamed Osman
2-Abdi Osman Gurey
3-Abdulahi Mohamed Osman
4-Ahmed Ali Osman
5-Bashiir Ali Osman
6-Adar Ali Osman
7-Casho Ali Osman
8-Fartun Ali Osman
9-Anab Ali Osman
10-Faduma Mohamed Osman
11-Cibado Mohamed Osman
12-Nuhur Yusuf Osman
13-Fartuun Mohamed Jarafle
14-Badal Mohamed Dhangad
15-Faiso Mohamed Jarafle
16-Ahmed Qaalid (Boss Ahmed)
17-Muxidin Kahiye Dhoof
18-Naciima Awil
19-Saido Mohamed Osman
20-Mohamed Abdi (Moha)
21-Duran Ali Farah
22-Mohamed Salad Siyaad
waxaa dhamaanteen tacsi tiiraayale udiraynaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryootay ayeeyo dahabo yuusf gaaan ahaan waxaa u tacsiyenaynaa adeer xasan ciise diiiriye iyo adeer ahmed shariif abdi diiriye waxaa leenahay samir iyo imaan allah hanaga wadasiiyo akhirana jani fadawso alaha geeyo aminnnnn
Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|