Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

Dowlada Dalka Mareykanka Oo Shaacisay in Taageero Buuxda la Siiyo Dalka Soomaaliya iyo Wax Yaabaha ay ubaahan tahay.

Sept,24,2011 www.Hobyoradio.com

 

Dowlada Dalka Mareykanka Oo Shaacisay in Taageero Buuxda la Siiyo Dalka Soomaaliya iyo Wax Yaabaha ay ubaahan tahay.

Kadib dadaalo ay iyo isku dayo ay wado Dowlada KMG ah soomaaliya ayaa Waxaa la sheegay in Dowlada Maraykanka ay sheegtay in taageereyso Dowlada ayna ka Caawineyso Dhanka Melltryga isla markaana aad loo badaniyo.

Hadalkaan ka soo baxay Dowlada mareykanka ayaa waxaa sheegay Xog’hayaha ee arimaha dibada Dowlada Mareykanka Haweneyda lagu Magacaabo Hillary Clinton Waxaana ay shaacisay iney ay taageereyso oo ay La garab istageyso dadaalada ay wado Dowlada KMG ah Ee Somaliya kadib markii ay dalka iskaaga Baxeen Xarakadii Kooxda al shabaab oo Muqdisho iskeed iskaga Baxday.

Ayadoo sii hadleysa Hilary Clinton waxaa ay Tilmamtay in dowlada KMG Laga taageero dhinaca Waliba sida dhaqaalaha milatariga si bay Tiri Uqabsato guud ee dalka oo ay qeybaha ugu badan maamulaan xarakada Alshabaab oo Dagaalo Xiligani ku dhex marayo Meeol Badan oo kamid ah Gobolda Dalka.

Waxa sidoo kale Hillary Clinton ay ka hadashay Ciidamada Dheeraadka ah ee la doonayo in la keeno dalka soomaaliya Waxaan ay Tiri dowladaha Qaba in la kordhiyo ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM si ay u caawiyaan dadaalada nabada ee ka socda wadanka Somaliya Waxaa Waajib ku ah taageerada milatari waa in ay ku jiraan qalabeynta ciidamada Booliska iyo milatariga.

Dowladaha Taageera Dalka soomaaliya ayaa Waayahanba waday Dadaalo lagu Doonayo in Soomaaliya ay Nabad Noqoto waxaase hadalka ka soo Yeeray Dalka Mareykanka uu yahay mid Wax utaraya Dadka iyo Dalka soomaaliyeed.

Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com


COMMENTS-FIKRADAADA DHIIBO
Name*

Email*

Website*

Waftigii dowlada KMGHalkan ka Dhagayso
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State| Galkacyo| Hobyo| Ceelguula| Wasil| Bandiiradleey| Ceeldibir| Galinsoor| Bud Bud| Afbarwaaqo| Xingod| Bitaale | Galbarwaaqo|