|
Tacsi tiiraanyo leh oo kusocota eheladii iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Mursal Cartan Daqare
Sept,26,2011
www.Hobyoradio.com


Tacsi tiiraanyo leh oo kusocota eheladii iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Mursal Cartan Daqare
inaa lilaah wainaa ilihi raajicuun waxaa xalay taariikhdu markay ahayd 23.09.2011 magaalada Moqdisho adeer Mursal Cartan Daqare .ilaah ha u naxariisto qowskii oo katagana iyo eheladiisaba samir iyo imaan alaha kasiiyo jano fardawsa alaha geeyo
Waxaa tacsidan dirayo anigoo kala ah
1-adeer Abdi cismaan gurey
2-adeer Abdulahi cisman gurey(dhuubane)
3-hooyo Habibo hirsi faarah
4-hooyo Halimo faarax geedi
6-eeddo Nadiifo cisman gurey
7-eedo Amino cisman gurey
8-eedo Cibaado cisman gurey
9-Abdi mahamed cisman
10-Abshiro mahamed cisman
11-faadumo mahamed cisman
12 abdulahi mahamed cisman
13-SHukri mahamed cisman
14-Hamdi mahamed cisman
15.mrs Saciido Mahamed cisman
16.muxubo mahamed cisman
17.idil mahamed cisman
18-Suaad mahamed cisman
19-Faarax mahamed cisman
20-Ali mahamed cisman
21-Axmed mahamed cisman
22- kiin salad yare
23-ader muhiyadiin kaahiye
24-duran ali farax
25 faisa mahamed jarafle
26 .faxiyo mahamed salad
27.fartuun mahamed jarfle
29.dhoofo mahamed cisman
30. farhiyo Cabdi mahamed (balanyo)
31-abdi beeryare
32-shukri mahamed salad
33-Cibaado Mahamed Cisman iyo odageeda C/qadir Abdi Qaybdid
Dhamaan dadkaan oo kala jooga swedan.holand. us. uk. somaliya
waxaa leenahay samir iyo iimaan alaha idin ka siiyo. khaas ahan caruurtiisa
iyo xaaskisa Safiyo xaaji galti ,aakhiro jano fardawso ilah hageeyo
aaminnn. amina
Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

|