Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |
Nin Dhalinyaro ah oo lagu dilay Magaalada Gaalakcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Sept,7,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

Nin Dhalinyaro ah oo lagu dilay Magaalada Gaalakcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.


Ninkaan Dhalinyarada ah ayaa  waxaa lagu dilay Agagaarka Garoonka Kubada Cagta C/laahi Ciise Ninkaan Dhalinyarada ah Ee Ladilay ayaa Da'ahaan jiray 27sano.


Xiligii uu Geeriyoonayay Ninkaan Dhalinyaradaa Ayaa Waxa uu kujiray Hawlshaqo ee Guri Dhisid ah, Dilka Ninkaan ayaa Waxaa kadanbeysay, kadib markii ay haleeshay Rasaas ay isweedaarsadeen labo nin oo isku haysatay Dhul Kuyaalay Agagaarka Garoonka Kubada Cagta Ee C/laahi Ciise.


Daqiiqado Kadib markii uu Dilka Dhacay Ayaa Goobta waxaa soo gaaray Ciidamada Amaanka Ee Maamul Gobaledka Galmudug ayagoona Xabsiga U taxaabay labadii Nin Ee Rasaasta isdhaafsatay.


Dilalka Noocaan oo kala ah Ayaa Waxa ay yihiin Kuwa Kadhaca Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug, mana'ahan markii Ugu horeysay oo Dil Noocaan oo kala ah uu Dhaco.


Maxamed Cali Maxamed {Sanka}
Hobyo Radio Gaalkacyo Galmudug Somalia
Maxamed_cali_4@hotmail.com

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|