Home | Contact | Abaut Us | Maqaal | Tacsi | History |

CIID WANAAGSAN OO FARXADEEDA LEH.‏By. Xasan Carab

Sept,9,2010 www.Hobyoradio.com

Dhagayso wararki Idacada Hobyo ee May,18,2010 Dhagayso

Halkan ka  Dhagayso Munaasadadii dhagaxdhiga dugsiga Sare Ceelguula Dhagayso

Halkan ka dhagayso gudbooyinkii laga jeediyay dhagaxdhiga Jaamacada Mudug ee Galmudug Dhagayso wararkii Idaacada Hobyo ee Jan,19,2010 Dhagayso

CIID WANAAGSAN OO FARXADEEDA LEH.‏

 

 Allah Weyn-Allah Mahad leh,Suubane Rasuulkeenii (CSW)ayaa ku dayasho Wanaag iyo dhaqan-raacidba leh,Ciidu el-Fidrigu munaasabad qiimo iyo qaayo weyn leh,maalmo farxadeed xafladeeyn iyo damaashadaa islaanimo ku fadhiya leh,kadib gudashadii soonkii xaqa ah ee bisha ramadaanka Salaadii,Quraan akhriskii iyo guud ahaan camalkii suubanaa oo gaarka u ahaa bishaas Fidradiina iska dhiibneey waa in eeynu damaashaanaa 
Caruurtu faraxdaa,ehelku,deriska iyo asxaabtuna is booqdaan isuguna hambalyeeyaan ciida wanaagsan(Wixii israaf ah lama ogolla),Alloow Kuwii laga aqbalo soonkoodii,salaadoodii,sakadoodii iyo guud ahaanba
Camal kheyrkoodii naga dhig-aamiin.

 

Alla maanta ayaantaa

 
Hadaba Munaasabadaas qaali ah ee Ciidu el-Fidriga sanadkan 1431ama 2010-ka waxaan halkan uga gudbinaayaa hambalyo diiran farxadeeda
leh guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed hadii eey joogan Dalkeenii ama hadii eey yihiin qurba joogba dhammaana Allah uga rajeeynaayaa in eey farxad,wanaag iyo kheeyr badan ku wada ciidaan-aamiin.
 
-Alloow Nabadgelyo buuxdda Dalkeenii hooyo.
-Alloow Heshiis xaq oo aad raali ka tahay.
-Alloow Dagaalka,Colaada iyo guud ahaanba rafaadka Dalka ka taagan Raxmaankoow noogu bedel wanaag,wada jir iyo Walaalnimo. -Alloow Guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed xaqa ku toosi.Aamiin.-Alloow-Agoomaha,Naafada iyo Curyaamiinta,Bukaanka,kuwa Barakacsan
iyo guud ahaanba dan-yarta muslimiinta gaar ahaan kuwa Somaaliyeed Gargaar weynoow u gargaar,Gacan weynoow ku Taakuleey-Aamiin.


 Waa Maaliin Ciidoo

 

Munaasabadan ciida awgeed waxaan si gaar ahaaneed hambalyo ugu diraayaa shebekadaha hoos ku xusan oo aan xiriir wanaagsan iyo gudbinta wacyi-gelinta danta guud iyo maslaxadda qarameed ku
saleeysan ku soo bandhigay(webekaas maqaam sare leh)mahad-celin halkan uga diraayo:-(Ciiduna Beri Khamiista ama Jimcaha inshaa
Allah). Codsiga Muqdisho

4Somaliwomen-Somaliweyn-Hobyoradio-Hiiraannet-Awrboogeys-Qaranimo- Cisaleey-Shacabka-Jilibweyn-Ladaneey-Bargaan-Hadaaftimo-Xogsheeg-
Xingalool-Baraawepost-Xogta-Somalidoon-Gendershe-Somaliswissnet- Horseednet-Hiiraanpost-Baladweyne-Hillacnet-Dhahar-aarannews-dhacdo-
Horufadhi-Boocame-Qarannews-Riinji-Dadnimo-Somalinewsonline-Dhanaan-
Bulshoweyn iyo Calayaale.
 
 
-CIID WANAAGSAN OO FARXADEEDA LEH-
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-Englned-UK-08/09/2010.
-sharifhassan50@hotmail.co.uk.

 

 
 
Shir U dhexeeyey Masuuliyiinta Galmudug iyo Haayada Qaramada Midoobay ee UNOCHA ,UNDP, WFP, UNHCR,Iyo FAO oo Kadahacay Magaalada Gaalkacyo. Daawo Sawirada
Roobab Lagu Diirsaday oo Kada' ay Gobolada Galmudug xili Kulaal ba an laga dareemayey Waqtiyadii Ugu Danbayey. Daawo Sawirada
Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Canbaareeyey Talaabiiyin kabaxsan Anshaxa saxafada oo ay baryihii lasoodhafay Kukacayeen Idacaddo Kuyal Waqooyiga GalkacyoApril,13,2010
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Galmudug oo Kadib  kulan ay kuqaateen Xarunta Madaxtooyada Wafdi heer Wasiiro ah U diraya Gobolada  ay Abaaruhu Saameeyeen April,13,2010
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Home | Contact | Maqaalo | Tacsi | Hambalyo | Fanka iyo Suugaanta | Fikrado  | Wararkii Hore | Waxbarshada | Caafimaadka | Dhaqanka |  Dhaqaalaha | Galmudug State|