|

Sadiiq
Tahliil Cali
  
Kiin
Max’ed Jaamac
    

HANBALYO NIKAAX FARXAD LEH
Sadiiq
Tahliil Cali IYO Kiin Max’d Jaamac
Waxaa halkaan Hanbalyo nikaax looga diraydaa Sadiiq Tahliil Cali IYO
Kiin Max’d Jaamac oo dhawaan Meherkoodu ka dhacay magaalada
Gaalkacyo
Waxaana dadka hanbalyada diraya ay kala yihiin
1: Aabe Max’ed Jaamac Saalax
2: Aabe Cabdi Jaamac Saalax
3: Hooyo Caasho Rooble Cismaan
4: Hooyo Ashkiro Faarax Guraase
5: Abaayo xalwo Max’d Jaamac
6: Aabaayo Jamaad Cabdi Jaamac
7: Max’ed xasan xaadeey
8: Siyaad Cabdi Jaamac
9: Xabiibo Max’d Jaamac
10: Xukun Max’d jaamac
11:Aabe Tahliil Cali Cilmi
12: Abti sheekh Saciid x.Cilmi
13:Hooyo Raxmo xaaji Maxuud
14:Walal C/laahi Tahliil Cali
15:C/qaadir Tahliil Cali
16:Walal Deeq Tahlii Cali
17:C/wali Tahliil Cali
18:Adeer Max’d Cali Cilmi
19:Adeer xirsi Cali Cilmi
20:Abti Cali xaaji Maxmuud.
Dhamaan dadkaani oo kala jooga soomlya iyo yurub waxay hanbalyo
farxad leh udirayaan
|