|
 |
|
Wararka Galmudug State |
 XARUN
XABSI OO LAGA HIRGALINAYO XAAFADDA DALSAN MAGAALADA GAALKACYO
EE GAL-MUDG STATE.
{Daawo Sawirada dhismaha
xabsiga} |
 Gudoomiye
Ku xigeenka Gobolka Mudug ee Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State
Aways Cali Saciid Oo Shaaca ka qaaday in la Dhameeyey Shaqaaqo
iyo Khilaaf Udhexeysay Beelo ku Abtirsada Gal-Mudug State.Oct,30,2007 |
 Ururada
Daryeel iyo SOSDA oo ku guulaysatay furitanka qaybta OPD ee
isbitaalka Degmada cel-guula iyo Hay'ada MSF Holan oo ka qayb
gashay xafladii furitaanka isbitaalka.
{Daawo Sawirada furitanka Cel-Guula OPD hospital} |
 Abaaro
xoogan oo ka jira Gal-mudug State iyo Dadka Reer Miyiga ah oo
U hayaamaya meelo roob yari ka da'ay.
{ Daawo Sawirada Abaaraha} |
.JPG) Ceel biyood oo laga qodayay Degmadda Gal-Barwaaqo oo dumay kadib markii la dhamaystiri lahaa,
Fadlan ka qayb qaado dhismaha Ceelka
(Daawo Sawirada Ceelka) |
 DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG OO DHAWAAN XARUNTEEDA GAALKACYO KULA WAREEGTAY ILAA BOQOL CIIDAN OO BOOLIS AH
.{Daawo Sawirada
}
|
Xaflad lagu Maamuusayay Dhismaha Ururka dhalinyarada Mudug {U.Y.M.} IYO Furitaanka Dugsiga H/Dhexe Janaral caydiid oo lagu qabtay Magaalada
Gaalkacyo ee {Daawo Sawirada xaflada} |
 Siminaar
looga hadlayay Hor umarinta biyaha iyo Dhawrista Nadaafada
ayna Soo qaban qaabisay Hay’ada SCDO Oo lagu soo gaba gabeeyay
Xarunta Hay’adaas Magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad
goboledka Gal-Mudug State.
{Daawo Sawirada} |
.jpg) Madaxweynaha
Galmudug Prof. Mohamed Warsame Kiimiko iyo
Wasiirka Arrimaha Guduha Col. Muxuyadiin M. Cali
oo shir ku qabtay magalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. |
 Kusimaha
Madaxweynaha Gal-Mudug oo ka hadlay amaan darida ka jirta
magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gal-Mudug State. |
 Banaan bax Nabadeed laguna diidan yahay Amni darida ku soo badanaysa Gaalkacyo oo maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta dawlad goboleedka Gal-mudug State.Daawo
Sawirada |
 Mashruuc
balaaran oo ay si wadajir ah u wadaan Ururka Horumarinta iyo
Dib udhiska Somaaliyeed SDRO iyo hay’adda UNICEF
ee Magalada Gaalkacyo.{ Daawo Sawirada} |
 Dugsiga
Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shacab oo howlihiisa Dhisme iyo Waxbarasho si xowli ah uga socdaan
Fadlan
Ka Qayb qaado dhismaha Iskuulka.Daawo Sawiro Cusub |
 Madaxweynaha
Galmudug Prof. Mohamed Warsame Kiimiko ayaa
Hambalyo u diray Ciidul Fidriga dadweynaha Galmudug State, iyo
Gaalkacyo oo si weyn looga Ciiday.( Daawo sawirada Ciidul fidri ) |
 Ayax
Farabadan oo Hareeyay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Dawlad
Goboleedka Gal-Mudug State.
{Daawo Sawirada muqaalka ayaxa} |
 Shaqaaqo
ka dhacday Qaybo ka Tirsan Suuqa weyn ee Magaaladda Gaalkacyo
ee Xarunta dawlad goboleedka Gal-Mudug State. Oct,11,2007 |
Dadweynaha
Magaaladda Gaalkacyo oo Diyaar Garow Balaaran Ugu jira soo
dhaweynta Ciidul fidriga ee fooda nagu soo haysa.{Daawo
sawirada Suuqyada Gaalkacyo} |
Sha’ab
Primary and Secondary School.
Fadlan
ka qayb qaado dhismaha iskuulka
Ashacab. {Daawo
Sawirada}
|
 Roobbab
Xoogan
oo ka
da’ay
Magaalada
Gaalkacyo
iyo
Deegaanda
ku
Teedsan
ee
dawlad
goboleedka
Gal-Mudug
State
{Daawo
Sawirada}
|
 Deeganada
dawlad Goboleedka Gal-Mudug State Oo Gaaray Hor Umar dhinaca
Beeraha ah.
By. Wariye Cabdalle Max'ed
Cabdile {Daawo
Sawirada Beeraha} |
.jpg) Madaxa
Caafimaadka
Isbitaalka
Degmadda
Cel-Guula
Dr.Cali
Cabdi
Faarax
oo ka
warbixiyay
Bukaanka
Ugu
badan ee
Soo
gaara
Cel-guula
Hospital. Daawo
Sawirada
Cel-Guula
Hospital } |
 Degmada
Bandiiradleey oo Maleeshiyo Isbaaro utiil
Ugaysanayaan dadka Rakaabka ah ee isticmaala Wadadaas, Xili uu
halkaasi Ka Socdo Shir looga Hadlayo Nabad galyada Deegaanada
Gal-Mudug State. |
Dhismooyinka
Quruxda badan iyo Goobaha Ganacsiga oo ku soo Kordhaya
Xaafadaha kala duwan Magaalada Gaalakcyo ee Dawlad Goboleedka
Galmudug State
{Dawo Sawirada Hotel Geedi} Sept,23.2007 |
 Waa
Sidee Xaalada Guud ee Deegaanka Xero-dhagaxleey? oo ka Tirsan
Degmooyinka Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State? Warbaahita
Hobyoradio oo Hawlo Shaqo ku Tagtay Xero-dhagaxleey.
{Daawo Sawirada}
Sept,23.2007 |
 Shir
looga hadlayo Nabadgalyada Deegaanada dawlad goboleedka
Gal-Mudug State Oo mudo’Todobaad
ah ka Soconaya degmada Bandiiradley
ee gobolka Mudug.Sept,20.2007 |
 Diyaarda
loo yaqaan AC-da oo Maalikii
labaad Dul heehaabaysa magaalda Galkacyo ee xarun (DG)
Gal-Mudug State iyo dadka reer Galakcyo oo siyaabo kala duwan
oga Hadlay Arintaas. Sept,20.2007 |
 Ardayda
Iskuullada
Hose/Dhexe/Sare
Degmada
Cel-Guula
ee
dowlad
goboleedka
Galmudug
State.
(Daawo
Sawirada)Sept,17.2007 |
Banaan
Bax rabshado wata laguna diidan yahay maqaayadaha furan bisha
Ramadaan oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad
goboleedka Gal-mudug State.Sept,14.2007
|
Banaanbax
Balaaran
Oo Lagu
Soo
Dhaweeyay
Wafdiga
Gaarey
Degmada
Budbud
ee
gobolka
Hobyo
(DG)
Galmudug
State.Sept,13.2007 |
Wafdi
Qiimeyn Ah Oo U Anbabaxey Deegaano Ka Tirsan Koonfurta
Galmudug State.
Sept,12.2007 |

Shir Horumarinta Nabadgalyadda, Caafimaadka Iyo Waxbarashadda
Looga Hadlayo Oo Ka Dhacey Gaalkacyo Galmudug State.
Sept,10.2007 |
.JPG) Gabay
loogu magacdaray Sanad
Wacan
Galmudug
Aug-14-2007.
By.
Maryan
Warsame
Cowl. |
.jpg) Masu’uliyiin
ka Socota Ururada Samafalka,Jaaliyada Dibada ee u dhashay
GalMudug IYO Warbaahinta hobyoradio oo Safar kor Meer ah ku
Tagay Gobolka Hobyo ee dowlad goboleedka Galmudug State.{ Daawo Sawirada Xeebta hobyo} Sept,16.2007
|
 Xaflad
lagu
Maamuusayo
Sanad
Guuradii
1aad Ee
(DG)
GalMudug
State oo
lagu
qabtay
Magaaladda
Minneapolis Ee dalka
Maraykanka.
|
 Sanad
Guuradii
1-aad Ee
Maamulka
Gal-Mudug
State oo
Oslo,
Norway
looga dabaaldagay 14-Aug-2007
(Daawo
Sawirada) |
 Gabay.
Galad
iyo
Gobanimo
Galmudug State.
By.Dr.Cabdirahman
Haji
Ereg |
 Baraanbur.
Duco
iyo Dardaaran kusocota GalMudug State.By. Maryan Warsame
Cowl |
Shirweyne
lagu
taageerayo
(DG)
GalMudug
State oo
kadhacay
gobolka
Minnesota
ee dalka
Maraykanka.
Daawo
Sawirada |
|
Madaxweynaha
DG GalMudug
State
Prof.
Max'ed
Warsame
Cali
Kiimiko
oo si
Weyn
loogu
soo
dhaweeyay
gobolka
Minnesota.Daawo
Sawirada |
|
Madaxweynaha
DG
GalMudug
State
Prof.
Max'ed
Warsame
Cali
Kiimiko
iyo
Wafti uu
hogaaminayo
oo soo
gaaray
gobolka
Minnesota.Daawo
Sawirada |
 Jaaliyada
Rochester
ee
gobolka
Minnesota
oo si
weyn u
soo
dhaweyay
Madaxweynaha
(DG) GalMudug
Prof.
Max'ed
Warsame
Cali 'Kiimiko".
Daawo
Sawirada |
Madaxweynaha
DG
Galmudug
State
Prof.
Mohamed
Kimiko
iyo
wafdi uu
hogaigii
minayay
ayaa ku
soo
laabtay
gobalka
Virginia
USA
sabtigii
oo
halkaas
si weyn
logu soo
dhaweeyay.
Daawo
Sawirada |
Madaxweynaha
DG Galmudug Prof.Mohamed
Warsane “Kimiko” iyo
wafdigii uu hagaminayay
oo gaaray magalada
Nashville ee gobolka
Tennessee.Daawo
Sawirada |
Madaxweyne
Prof. Maxamed Warsame Kiimiko iyo wafti balaaran ee uu
hoggaaminayo oo Jaaliyadda Galmudug State ee Gobolka Ilinois
Magaalada Chicago ay si diiran ugu soo dhaweeyeen.Daawo
Sawirada |
Madaxweynaha
Dowlad-Gobaleedka Galmudug Prof. Mohamed Warsame Ali “Kimiko”
oo gaarey magaalada Columbus, Ohio.
Daawo
Sawirada |
Sanad
Guuradii 1 aad ee Dowlad Goboleedka GalMudug State.Halkan Ka
Daawo Dabaaldagii ka dhacay magalada Minneapolis.
Halkan Ka Daawo |
Waraysi
Ku saabsan dhismaha Dowlad goboleedka GalMudug State
Mudane.Ahmed Khayre ingiris. Halkan
ka Daawo. |
Xaflad
lagu furayay Dugsiga Sare ee SYL
oo lagu qabtay xarunta waxbarashada dugsiga gabdhaha Horsed
Xaafadda Wadajir Ee Magaalada Gaalakcyo.
Sawirada
Daawo |
Munaasaba
lagu xusayay 1da LUULIYO oo lagu
Qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad goboleedka
GalMudug State. Wariye. Cabdalle M Cabdulle. (Daawo
Sawirada) |
Sicir bararka Maciishada iyo isbadalka Doolarka oo ku soo badnaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta DG GalMudug State. |
Xaflad
lagu xusuayay sana dguuradii koowaad ee ka soo wareegatay
dhismaha dawlad goboleedka Gal-Mudug State ayaa oo ka dhacday
Xarunta idaacada codoka mudug ee Magaalada Gaalkacyo. |
Wargays
cusub oo ku soo biiray Saxaafadda Magaalada Gaalakcyo ee
Xarunta DG GalMudug State.July,28,2007 |
|
Waxbarasnhada Galmudug State |
 Ardayda
Iskuullada
Hose/Dhexe/Sare
Degmada
Cel-Guula
ee
dowlad
goboleedka
Galmudug
State.
(Daawo
Sawirada)Sept,17.2007 |
|
Shir looga hadlayay aas aaska dugsi sare oo lagu qabtay xaafiiska uruka SOSDA ee magaalada Gaalkacyo, iyo qodobo laga soo saaray shirkaasi,
Daawo
Sawirada |
MUNAASABADDA DHAGAXDHIGA DHISMAHA DUGSIGA SARE EE SHACABKA.Daawo
Sawirada |
XAFLADDA FURITAANKA DUGSIGA HOOSE/DHEXE IYO SARE EE SHACABKA.
Daawo
Sawirada |
Xaflad
shahaado lagu gudoonsiiyay 32 arday oo ka qali jabisay
Dugsiga H/Dhexe AL.Beder oo ka dhacday Xarunta iskuulkaasi Ee
Magaalada Gaalkacyo.Daawo
Sawirada |

Dugsiga hoose, Dhexe iyo Sare ee
Shacab oo howlihiisa Dhisme iyo Waxbarasho si xawli ah uga
socdaan Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug
State.Sawirada
Daawo. |
Xaflad
lagu
furayay
wax
barashada
sanad
dugsiyeedka
Dugsiga
Sare
Ee
Mudug
MSS oo
lagu
qabtay
Xarunta
dugsigaasi
ee
magaaladda
Gaalakcyo.
Aug,18,2007 |
 Xaflad
lagu
furayay
sand
dugsiyeedka
Dugsiga
H/Dhexe
C/laahi
Ciise oo
lagu
qabtay
Hoolka
shirarka
Xarunta
dugsigaasi
ee
Magaalada
Gaalakcyo.
Daawo
Sawirada |
Waraysi
dheer oo aynu la yeelanay Shuuke Xogolof Cabdi khayre oo ka
warbixiyay Wax Qabadka ururka SOSDA ee gobolka Mudug.
(Sawirad
Daawo) |
 SHIR
LOOGA
HADLAYO
HORUMARINTA
WAXBARASHADDA
GALMUDUG
STATE
LAGUNA
DARDARGALINAYO
DHISMAHA
DUGSIGA
SARE EE
SHACABKA
. |
|
Hay'adaha Sosda iyo SDRO ee Galmudug State |
Imtixaan
ay soo qaban qaabiyay ururka SOSDA laguna xulanayo macalimiin
wax ka dhigta dugsiga H/Dhexe C/Laahi Ciise ayaa maalinkii
labaad ka soconayaa xarunta dugsiga Sare SYL Xaafada Wadajir
ee Magaalada Gaalakcyo. Aug,12,2007
Dawo Sawirada |
Ururka
Hurumarinta iyo Dib udhiska Somaaliyeed ee (SDRO)
oo macawino ku soo gaba gabeeyay deg mooyin ka tirsan dawlad
goboleeddka GalMudug. Daawo
sawiro |
Siminaar
soconayay mudo laba maalmood ah ayna siwadijir ah usoo qaban
qaabiyeen ururada SOSDA iyo DARYEEL ayaa lagu soo gaba
gabeeyay hoolka shirarka Cabdulaahi Ciise Ee magaalada
Gaalakcyo.
Aug,18,2007 |
Sportiga
Gal-Mudug
State oo
loo
doortay
gudoomiye
cusub. Aug,24,2007 |
 Siminaar
lagu
wacyi
galinayay
Bulshada
Dadweynaha
Cel-guula
Socdayna
Mudo
laba
Maalin
ah ayna
soo
qaban
qaabiyeen
Ururada
SOSDA
iyo
DARYEEL
ayaa
lagu soo
gaba
gabeeyay
Degmada
Cel-Guula
e
gobolka
Mudug.
Daawo
Sawirada |
 Ururka
SOSDA
iyo
Xubno ka
Tirsan
Jaaliyada
dibada
ee u
dhashay
gal
Mudug oo
hawlo
hor’ U
Marin ah
ka wada
toolooyin
ka
Tirsan
gobolka
Mudug ee
dawlad
gobboleedka
Gal-Mudug
State.
Daawo
Sawirada
|

Shir Horumarinta Nabadgalyadda, Caafimaadka Iyo Waxbarashadda
Looga Hadlayo Oo Ka Dhacey Gaalkacyo Galmudug State.
Sept,10.2007 |
|
Juli,25,06-Aug,14,06 Shirweynihii Galmudug State |
 Wafdi
Qiimeyn Ah Oo U Anbabaxey Deegaano Ka Tirsan Koonfurta
Galmudug State.
Sept,12.2007 |
|
Wargeyskii Ugu
horeeyay oo
laga
hirgaliyay
Magaalada
Gaalkacyo ee
Caasimada
Dowlad
goboleedka
Galmudug
State.Talado,Feb,6,2007 |
|
Dawlad
goboleedka Galmudug state ayaa masuuliyiin ka tirsan
cambaareeyay talaabadii ay maxkamadaha ku gubeen qaadkii ay
lahaayeen qaar ka tirsan ganacsatada Muqdisho.Nov,18,2006 |
|
Xildhibaanada
Galmudug state oo maalintii labaad Kulan
balaarani oga
socdo Hotel Durmad ayaa manta si cad u shegay in ay iska
difaacayaan Maxkamadaha islaamiga oo haatan ku soo wajahan
magaalada Galkacyo.Nov,18,2006 |
|
Kullan
ay maanta isugu yimaadeen Culluma’udiinka Dariiqada Ahlu Sunna
Waljameeca,Odaayaasha Dhaqanka,Nabadoonada ee ku abtirsada
Maamul Goboleedka Galmudug.Nov,13,2006 |
Madex
(DG) Galmudug State danjire Max’ed Warsame Cali (kiimiko) ayaa si diiran loogu soo
dhaweeyay Gaalkacyo.OCT,15,2006 |
Kumanaan
kun oo dibadbax isugu soo baxay taageerida maamul
Goboleedka GAL- MUDUG STATE,8,19,06 |
Munaa sabad
lagu dhaariyay Madax-weynaha iyo Madax-weyne ku-xigeenka
Gal-Mudug State.08.17.06 |
|
|