.jpg) .jpg) |
|

|
|
Wararka
GalMudug State |
|
Hobyo Radio,Muqdisho
,Feb,18,2008 |
 Siminaar Soconayay Mudo 2ba Maalin ah loogana Hadlayay dhibaatooyinka loo gaysto Haweenka Oo lagu Soo Gaba Gabeeyay Xarunta Amal Plaza Ee Magaalada Gaalkacyo.
Daawo Sawirada |
|
Hobyo Radio,Muqdisho
,Feb,14,2008 |
 Jaaliyadda
Galmudug Ee Dalka Norwey Oo Deeq
lacageed Soo Gaarsiiyay Gudiga dhaqaalaha Ee dawlada Galmudug
State.Feb,15,2008 |
|
Hobyo Radio,Muqdisho
,Feb,14,2008 |
.JPG) Shirwaynihii ka Socday
degmada Bandiiradleey Oo logu soo bandhigay wax qabadkii
3 Billood ee lasoo dhaafay Ee (DG) Galmudug State.
Daawo Sawirada |
|
Hobyo Radio,Muqdisho
,Feb,12,2008 |
 Hay,adda
ICRC Oo Deegaanada Dowlad Goboleedka Gal mudug Ka Biloowday
Qaybinta Macaawinooyin Isugu Jira Alaabooyinka Aadeegyada
Gurayaha.Feb,12,2008 |
.JPG) Xaflad
Lagu Maamusayay Furitaanka Dugsi Quraanka
Ehlu Sunna Oo Lagu Qabtay xarunta
Iskuulkaas Xaafadda Dalsan Degmada WadajirEe Magaalada
Gaalkacyo.
Daawo Sawirada. |
.JPG) Wafdi
ka Socday Shirkadda xawaalda Dahabshiil Oo Socdaal Kor Meer ah
ku Tagay Degmada Galinsoor
ee Dawlad Goboleedka Galmudug state.Daawo
Sawirada |
.JPG) Hay’addda CARE iyo Ururka SDRO oo soo gabagabeeyay Raashin-qaybin lixaad leh oo ay 2 toddobaad ka wadeen Deegaannada Dawlad-goboleedka GalMudug. {Daawo
Sawirada} |
.JPG) Kulan
balaaran oo dhexmaray Madaxda Galmudug iyo Wafti uu
hogaaminayo Gudoomiyaha Degmada Xarardheere ee dowlad
goboleedka Galmudug State.
{Daawo
Sawirada} |
|
Hobyo Radio,Muqdisho
,Feb,6,2008 |
.JPG) Xaflad
lagu Furayay Dugsiga H/Dhexe AL.Amaan Docol Oo Lagu Qabtay
Xarunta Dugsigaasi Magaalada Docol Ee Dawlad Goboleedka
Galmudug State.{Daawo
Sawirada} |
.JPG) Kulan
ay Iskugu yimaadeen Masu'uliyiinta Shirkadda korontada Diini
Inter press iyo Macaamiisha Shirkaddaasi Oo o ka Dhacay
Xarunta Shirkada diini ineternet Ee Magaalada Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada} |
|
Hobyo Radio,Muqdisho ,Jan,31,2008 |
 Ha’adaha UN-ka
Oo Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State ku wareejiayay Dhisme Ka
kooban Saldig Boolis, Xabsi iyo Iskuul Munaasabad balaaran Oo ka
dhacday Gudaha dhismahaasi Ee Magaalada Galkacyo,
{Daawo
sawirada} |
 Amar Ka Soo Baxay Dowlad Goboleedka Galmudug Oo lagu Sheegay In la Joojiyay Hubka Lagu Ridayo Gudaha Magaalada Gaalkacyo.Feb,2,2008 |
.jpg) Hawl
Wadeenadii Ha;adda MSF Oo Galkacyo Ka Anbabaxay Maamulka
Isbitaalka Galkacyo Oo ka Warbixiyay Bixitaanka MSF Holand.(Daawo
sawirada) |
.jpg) Ururka
Hurumarinta iyo Dib Udhiska Somaaliyeed Ee (SDRO) Oo Macaawino
Qaybin Ka Bilaabay Magaalada Galkacyo Ee Dawlad Goboleeddka
Gal-Mudug State.
(Daawo Sawirada) |
.JPG) Wadooyinka Magaalada Galkacyo Ee Gal-Mudug Oo ay wali si Wayn Uga Socdaan Hawl galladii Soo Celinta Bilicda Magaaladda.
{Daawo Sawirada} |
.jpg) Kulan
Looga Hadlayay Nababgalyada Gobolka Mudug Oo Manta Ka Dhacay
xarunta Maamul Goboleedka Gal-Mudug State Ee Magaalada
Gaalkacyo. Jan,30,2008 |
|
Hobyo Radio,Muqdisho ,Jan,28,2008 |
.JPG) Hawlgalkii Ugu Waynaa Ee Nadiifinta Wadooyinka Magaalada Galkacyo Ee Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State Oo ka Bilawday Jidka Bile Raflle.
{Daawo Sawirada} |
 Ururada
Bulshada Ee Gal-Mudug Oo Soo Dhaweeyay Hawlaha Balaaran Ee ka
Socda Deegaanda Gal-mudug State. Jan,28,2008 |
|
Hobyo Radio,Muqdisho ,Jan,26,2008 |
.JPG) Saraakiil ka socotay Hay’adaha UN-ka iyo Masuuuliyiinta Gal-mudug Oo Manta Kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Dawlada goboleedka Gal-Mudug ee Magaalada
Galkacyo.{Daawo sawirada} |
.JPG) Masu’uliyiin
ka Socota Jaaliyaadda dibada iyo Muqdsho ee Gal-mudug state oo
wacyi kalin balaaran ka wada Magaalada Galkacyo Ee xarun
goboleedka Gal-Mudug State.{Daawo
Sawirada} |
.JPG) Galkacyo
Oo Maalinkii 4aad Uuuka socdo Olole Nadaafdeed, Saraakisha
Boliska Gal-mudug Oo Digniin Culus Ujeedisay daka Dhismooyinka
kuleh Gooba Nadaafdu ka socoto.
Daawo Sawirada By,wariye Cabdalle |
%20(2).JPG) Xildhibaan
Xaaf Oo Magaalada Galkacyo Soo Gaaray,Kana Warbixiyay
Socdaalkiisa Magaaladda Gaalkacyo.Jan,26,2008 |
.JPG) Wafdigii
ka Socday GalMudug EE Socdalka ku Soo Maray Degmooyin Ka
Tirsan Mudug IYO Hobyo Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaaladda
Gaalkacyo.
Daawo Sawirada |
.JPG) Ola
Ole Nadaafadda ah Oo Maanta Ka Bilawday Wadooyinka IYO
Xaafadaha Magaaladda Gaalkacyo Ee Gal-Mudug State.{Daawo
Sawirada} |
.jpg) Dhismaha
Ururka Horumarinta Soomaaliyeed SWDO oo 14/01/08. laga
hirgaliyay magaalada Gaalkacyo ee Dawlad-goboleedka GalMudug.
(Daawo Sawirada)
|
 Hawlo Nadaafadeed Oo Maalmaha Soo Socda Lagu Wado in ay Ka Bilowdaan Wadooyinka waa weyn Magaalda Gaalkacyo Ee Gal-Mudug State. Jan,22,2008 |
.JPG) Dugsiga
Sare Ee Shacab ee Magaaladda Gaalkacyo oo Dhismihii
Shubka la Dhameystiray.
(Daawo Sawirada)
|
.JPG) Wafdi
Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Hobyo Oo Uan Baxabay
Gobbolka Hobyo Ee Gal-Mudug State.Jan,20,2008 |
|
Hobyo Radio,Muqdisho ,Jan,16,2008 |
.JPG) Dibad
baxyo Rabshada Wata Oo Maanta Hareeyay Guud Ahaan Magaalada
Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada} |
.JPG) Ururka
Haweenka Tawakal Ee Dalka Norwey Oo Deeq Lacageed Soo
Gaarsiiyay Iskuulka H/DHexe C/llaahi Ciise Ee Magaalda
Galkacyo.{Daawo Sawirada}
|
.JPG) Gudoomiayaha Ururka Hobyo Relif
Mr. Duraan Cali Dabadi Oo booqday Iskuulka Sare SYL Deegaanda Gal-mudug State.{Daawo Sawirada}
|
.jpg) Dhimasho Iyo Dhaawac ka Dhashay Kooxo Hubaysan Oo Rasaas ku Furay Gaari Xamuul ah Deegaanka Bajeele Ee Gobolka Mudug. Jan,14,2008 |
.JPG) Gudoomiayaha Ururka Hobyo Relif Duraan cali dabadi Oo Sheegay In Mashaariic Kala Duwan Uu ka Bilaabayo Ururkiisu Deegaanda Gal-mudug State Oo Ay Ka Mid Tahay Gaalkacyo.Daawo Sawirada |
.JPG) Ururka
Nor’Som Oo Ciyaar Koob ah Udhigay Cayrtoyda Gal-Mudug State,
Kooxda C/laahi Ciise Oo ku guulaysatay Koobkaasi.
{Daawo Sawirada} Wariye. Cabdlle Max’ed. |
|
Hobyo
Radio,Muqdisho,Jan,10,2007 |
 Dawlad-goboleedka
GalMudug oo ku guulaysatay mushaar-siinta Dhammaan
ciidammadeeda qalabka sida, markii ugu horreysay.
{Daawo
Sawirada Cidanka, Tiknikada iyo Madaxda Galmudug State} |
 Mid
ka Mid ah Jaaliayda Dibadda Ee Gal-mudug State Oo ka Hadlay
Hawlaha Nabada Galyada Ee Deegaanka Gal-Mudug State.
Muuse Nuur Qayd Gashaanle Jan,10,2008 |
.JPG) Xarunta
Madaxtooyada Dowlad goboleedka Gal Mudug ee Magaalada
Gaalkacyo oo 9/1/2008 lagu qabtay kulan aad u ballaaran oo
uu shir guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka
Gal Mudug Cabdisamad Nuur Guuleed. |
 Xaflad
Sagootin ah Oo Loo Sameeyay Mid ka Mid ah hawl wadeenada
Hay'adda MSF Holan Oo ka Dhacday Gudaha Isbitaalka Gaalkacyo
Ee Gal-Mudug State.{Daawo
Sawirada} |
|
Hobyo
Radio,Muqdisho,Jan,7,2007 |
 Mid
ka mid ah xildhibaanada Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State Oo
Codsi Ujeediayay Jaaliayda Dibadda IYO Ganacsatada Udhalatay
Gal-Mudug.{Daawo
Sawirada}
|
 Madaxa Qaybta TB Isbitalaka Weyn Magaalada Gaalkacyo Ee Gal-Mudug State oo Ka Warbixiyay Marxaladihii ay qaybtaasi Soo Martay. {Daawo
Sawirada}
|
.jpg) Xaflad
ay xika Kula kala Wareegayeen Gudoomiyihii Hore Ururka Ardayda
Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State iyo Gudoomiyaha Cusub Ee
Ururka Oo lagu Qabtay Xarunta Dugsiga Sare Mudug MSS
Xaafadda New Garsoor D/Wadajir Eemagaalda Gaalkacyo.{Daawo
Sawirada}
|
.JPG) Xaflad
lagu furayay Dugsiga Barshada Qura’anka Kariimka ah Ee Umul
Caaisha Oo Lagu Qabtay Xaafda Olopic Degmada Wadajir Ee
Magaalada Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada} |
.JPG) Masu’uliyiin
ka Socota Ururada HOBYO RELIF,SOSDA, IYO Warbaahinta
Hobyoradio oo Safar kor Meer ah ku Tagay Deegaano ka Tirsan
Gal-Mudug gaar ahaan Deegaanada Gobolka Hobyo
.{ Daawo Sawirada
} |
 Ururka SDRO oo mashaariic kala duwan ka hirgaliyay koofurta magaalada
Gaalkacyo
Ee Galmudug State.{ Daawo Sawirada
} |
Magaaladda
Gaalkacyo Oo Shalay Si Wanaagsan looga ciiday Ciidul Adxa,
|
.JPG) Ururka
Ardayda Gal-Mudug State oo doortay Guoomiye Cusub, Munaasabada
Doorashada Gudoomiyaha Oo Ka Dhacaday Dugsiga Sare SYL
Xaafadda New Bulsho Degmada Wadajir Ee Magaalada Gaalkacyo.{Daawo
Sawirada} |
.jpg) Ururka Haweenka Midnimo Ee Magaalada Gaalkacyo oo wada Hawlo ay Ugu Adeegayaan Shacabka
Gal-Muudg Ayagoona Dhawaan ay hir galinyaan Dhismaha Suuq cusub Ee ay yeelato
Gaalkacyo. {Daawo Sawirada} |
.JPG) Ururka
SDRO, oo kaashanaya UNICEF, oo dhisme isbitaal loogu
talo-galay HOOYADA iyo DHALLAANKA ka wada Koonfurta Gaalkacyo
ee (DG) Galmudug State. {Daawo Sawirada}
|
 Xiriiriyaha Guud Ee Hay’ada SCDO Ee Magaalada Gaalkacyo Max’d Cabdi Kaamil Oo Ka Warbixiyay Wax Qabadkii Hay’adaas Ee Deegaanada Gal-Mudug State.
Dec,6,2007 |
.JPG) Qaar
ka Tirsan Hay’adaha iyo Ururada Samafalka Ee ka Hawlgala
Deegaanada Gal-Mudug Oo Kulan Balaaran Ku yeeshay xarunta
Hay’ada JSA Ee Magaaalda Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada} |
.JPG) Madax Tooyada Gal-Mudug State oo ay kulan ku yeesheen Madaxda GalMudug,Ururada Nor’Som iyo SOSDA IYO Ururka Nor’Som Kor Meer ku soo Maray Iskuuladka Wax Barshada Dawlad Goboleedka Gal-Mudug
State Ee Magaalda Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada} |
.JPG) Xaflad
Shahaado lagu Gudoonsiinayay 15 Arday oo ah Dufcadii 3aad Ee
Dhamaysatay Waxbarashada Macadka Taba barka Caafimaadka
Daryeel oo lagu qabtay Iskuulka H/Dhexe xaafa New Bulsho
Degmada wadajir Ee Magaalada Gaalkacyo
{Daawo Sawirada} |
.JPG) Dowlad
Goboleedka Gal-Mudug State oo Markii Ugu horaysay
Canshuur Aruurin Bilowday. {Daawo
Sawirada}
|
 Taageerid Go’aamada ka soo baxay Shirweynihii Bandiiradley Ee (DG) Galmudug State.
(Taageerada
Jaliyada Minnesota) |
Baaq
Nabadeed oo lagu ayidayo shirkii iyo heshiiskii lagu gaaray
degmada Bandiiradleey ee (DG) Galmudug State(
Taageerada Jaliyada Canada ) |
 Maxkamdadda
Gobolka Mudug ee Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State oo xariga
Looga Jaray Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada} |
.JPG) Xaafadda
Carafaat oo ka guulaystay xaafadda Dalsan Tartan
aqooneedkii bishii Ramadaan ee magaaladda Gaalkacyo{Daawo
Sawirada} |
 Heshiis Taariikhi ah oo ay gaareen Beelaha Sacad "kadib shirweyne lagu soo gabgabeeyay degmada Bandiiradley ee (DG) Galmudug State. |
.JPG) Masuuliyiin Ka Socota Hay’ada Forum Syd ee dalka Sweden iyo Ururka Hobyo RELIF AND DEVELOPENT ORG. Oo Bilaabay In ay Kormeer Ku Sameeyaan Goobaaha Caafimaadka iyo Wax Barashada Ee xarunta (DG) Gal-Mudug Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada} |
 Shirweyne
2 Bilood Socday OO Bandiiradleey Lagu soo Gunaanaday 21 Qodob
iyo 36 Guddiyo OO Lagu Go’aansaday(Daawo Sawirada) By: Wariye Cabdalle.
|
.JPG) Munaasabad
Lagu Taageerayo Go’aamadii Ka soo baxay Shirkii Bandiiradley
Oo ka dhacday Hoolka Shirarka Iskuulka Cabdulaahi Ciise
Xaafada Dalsan Ee Magaalda Gaalkacyo.
{Daawo Sawirada xaflada}by Wariye
Cabdalle. |
 Taageerada
Jaaliyada Galmudug ee Columbus, Ohio ee ku wajahan Heshiiska
Shirkii Bandiiradley. |
 XARUN
XABSI OO LAGA HIRGALINAYO XAAFADDA DALSAN MAGAALADA GAALKACYO
EE GAL-MUDG STATE.
{Daawo Sawirada dhismaha
xabsiga} |
 Gudoomiye
Ku xigeenka Gobolka Mudug ee Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State
Aways Cali Saciid Oo Shaaca ka qaaday in la Dhameeyey Shaqaaqo
iyo Khilaaf Udhexeysay Beelo ku Abtirsada Gal-Mudug State.Oct,30,2007 |
 Ururada
Daryeel iyo SOSDA oo ku guulaysatay furitanka qaybta OPD ee
isbitaalka Degmada cel-guula iyo Hay'ada MSF Holan oo ka qayb
gashay xafladii furitaanka isbitaalka.
{Daawo Sawirada furitanka Cel-Guula OPD hospital} |
 Abaaro
xoogan oo ka jira Gal-mudug State iyo Dadka Reer Miyiga ah oo
U hayaamaya meelo roob yari ka da'ay.
{ Daawo Sawirada Abaaraha} |
.JPG) Ceel biyood oo laga qodayay Degmadda Gal-Barwaaqo oo dumay kadib markii la dhamaystiri lahaa,
Fadlan ka qayb qaado dhismaha Ceelka
(Daawo Sawirada Ceelka) |
 DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG OO DHAWAAN XARUNTEEDA GAALKACYO KULA WAREEGTAY ILAA BOQOL CIIDAN OO BOOLIS AH
.{Daawo Sawirada
}
|
Xaflad lagu Maamuusayay Dhismaha Ururka dhalinyarada Mudug {U.Y.M.} IYO Furitaanka Dugsiga H/Dhexe Janaral caydiid oo lagu qabtay Magaalada
Gaalkacyo ee {Daawo Sawirada xaflada} |
 Siminaar
looga hadlayay Hor umarinta biyaha iyo Dhawrista Nadaafada
ayna Soo qaban qaabisay Hay’ada SCDO Oo lagu soo gaba gabeeyay
Xarunta Hay’adaas Magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad
goboledka Gal-Mudug State.
{Daawo Sawirada} |
.jpg) Madaxweynaha
Galmudug Prof. Mohamed Warsame Kiimiko iyo
Wasiirka Arrimaha Guduha Col. Muxuyadiin M. Cali
oo shir ku qabtay magalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. |
 Kusimaha
Madaxweynaha Gal-Mudug oo ka hadlay amaan darida ka jirta
magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gal-Mudug State. |
 Banaan bax Nabadeed laguna diidan yahay Amni darida ku soo badanaysa Gaalkacyo oo maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta dawlad goboleedka Gal-mudug State.Daawo
Sawirada |
 Mashruuc
balaaran oo ay si wadajir ah u wadaan Ururka Horumarinta iyo
Dib udhiska Somaaliyeed SDRO iyo hay’adda UNICEF
ee Magalada Gaalkacyo.{ Daawo Sawirada} |
 Dugsiga
Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shacab oo howlihiisa Dhisme iyo Waxbarasho si xowli ah uga socdaan
Fadlan
Ka Qayb qaado dhismaha Iskuulka.Daawo Sawiro Cusub |
 Madaxweynaha
Galmudug Prof. Mohamed Warsame Kiimiko ayaa
Hambalyo u diray Ciidul Fidriga dadweynaha Galmudug State, iyo
Gaalkacyo oo si weyn looga Ciiday.( Daawo sawirada Ciidul fidri ) |
 Ayax
Farabadan oo Hareeyay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Dawlad
Goboleedka Gal-Mudug State.
{Daawo Sawirada muqaalka ayaxa} |
 Shaqaaqo
ka dhacday Qaybo ka Tirsan Suuqa weyn ee Magaaladda Gaalkacyo
ee Xarunta dawlad goboleedka Gal-Mudug State. Oct,11,2007 |
Dadweynaha
Magaaladda Gaalkacyo oo Diyaar Garow Balaaran Ugu jira soo
dhaweynta Ciidul fidriga ee fooda nagu soo haysa.{Daawo
sawirada Suuqyada Gaalkacyo} |
Sha’ab
Primary and Secondary School.
Fadlan
ka qayb qaado dhismaha iskuulka
Ashacab. {Daawo
Sawirada}
|
 Roobbab
Xoogan
oo ka
da’ay
Magaalada
Gaalkacyo
iyo
Deegaanda
ku
Teedsan
ee
dawlad
goboleedka
Gal-Mudug
State
{Daawo
Sawirada}
|
 Deeganada
dawlad Goboleedka Gal-Mudug State Oo Gaaray Hor Umar dhinaca
Beeraha ah.
By. Wariye Cabdalle Max'ed
Cabdile {Daawo
Sawirada Beeraha} |
.jpg) Madaxa
Caafimaadka
Isbitaalka
Degmadda
Cel-Guula
Dr.Cali
Cabdi
Faarax
oo ka
warbixiyay
Bukaanka
Ugu
badan ee
Soo
gaara
Cel-guula
Hospital. Daawo
Sawirada
Cel-Guula
Hospital } |
 Degmada
Bandiiradleey oo Maleeshiyo Isbaaro utiil
Ugaysanayaan dadka Rakaabka ah ee isticmaala Wadadaas, Xili uu
halkaasi Ka Socdo Shir looga Hadlayo Nabad galyada Deegaanada
Gal-Mudug State. |
Dhismooyinka
Quruxda badan iyo Goobaha Ganacsiga oo ku soo Kordhaya
Xaafadaha kala duwan Magaalada Gaalakcyo ee Dawlad Goboleedka
Galmudug State
{Dawo Sawirada Hotel Geedi} Sept,23.2007 |
 Waa
Sidee Xaalada Guud ee Deegaanka Xero-dhagaxleey? oo ka Tirsan
Degmooyinka Dawlad Goboleedka Gal-Mudug State? Warbaahita
Hobyoradio oo Hawlo Shaqo ku Tagtay Xero-dhagaxleey.
{Daawo Sawirada}
Sept,23.2007 |
 Shir
looga hadlayo Nabadgalyada Deegaanada dawlad goboleedka
Gal-Mudug State Oo mudo’Todobaad
ah ka Soconaya degmada Bandiiradley
ee gobolka Mudug.Sept,20.2007 |
 Diyaarda
loo yaqaan AC-da oo Maalikii
labaad Dul heehaabaysa magaalda Galkacyo ee xarun (DG)
Gal-Mudug State iyo dadka reer Galakcyo oo siyaabo kala duwan
oga Hadlay Arintaas. Sept,20.2007 |
 Ardayda
Iskuullada
Hose/Dhexe/Sare
Degmada
Cel-Guula
ee
dowlad
goboleedka
Galmudug
State.
(Daawo
Sawirada)Sept,17.2007 |
Banaan
Bax rabshado wata laguna diidan yahay maqaayadaha furan bisha
Ramadaan oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta dawlad
goboleedka Gal-mudug State.Sept,14.2007
|
Banaanbax
Balaaran
Oo Lagu
Soo
Dhaweeyay
Wafdiga
Gaarey
Degmada
Budbud
ee
gobolka
Hobyo
(DG)
Galmudug
State.Sept,13.2007 |
Wafdi
Qiimeyn Ah Oo U Anbabaxey Deegaano Ka Tirsan Koonfurta
Galmudug State.
Sept,12.2007 |

Shir Horumarinta Nabadgalyadda, Caafimaadka Iyo Waxbarashadda
Looga Hadlayo Oo Ka Dhacey Gaalkacyo Galmudug State.
Sept,10.2007 |
.JPG) Gabay
loogu magacdaray Sanad
Wacan
Galmudug
Aug-14-2007.
By.
Maryan
Warsame
Cowl. |
.jpg) Masu’uliyiin
ka Socota Ururada Samafalka,Jaaliyada Dibada ee u dhashay
GalMudug IYO Warbaahinta hobyoradio oo Safar kor Meer ah ku
Tagay Gobolka Hobyo ee dowlad goboleedka Galmudug State.{ Daawo Sawirada Xeebta hobyo} Sept,16.2007
|
 Xaflad
lagu
Maamuusayo
Sanad
Guuradii
1aad Ee
(DG)
GalMudug
State oo
lagu
qabtay
Magaaladda
Minneapolis Ee dalka
Maraykanka.
|
 Sanad
Guuradii
1-aad Ee
Maamulka
Gal-Mudug
State oo
Oslo,
Norway
looga dabaaldagay 14-Aug-2007
(Daawo
Sawirada) |
 Gabay.
Galad
iyo
Gobanimo
Galmudug State.
By.Dr.Cabdirahman
Haji
Ereg |
 Baraanbur.
Duco
iyo Dardaaran kusocota GalMudug State.By. Maryan Warsame
Cowl |
Shirweyne
lagu
taageerayo
(DG)
GalMudug
State oo
kadhacay
gobolka
Minnesota
ee dalka
Maraykanka.
|