INAA LILLAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI. INNAA LILLAHI WA INNA LILLAHI RAJICUN

Marxuum- Xuseen Maxmuud Rooble oo loo yaqaanay { Xuseen Qawdhan }  oo dhawaan ku geeryooday magaalada Gaalkacyo ee dalka Soomaaliya

 

INAA LILAALAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Marxuum Xuseen Maxmuud Rooble oo dhawaan ku geeryooday magaalada Gaalkacyo.

TACSI TIIRAANYO LEH

ANNAGOO KALA AH.
1. Cabdiraxmaan Xaaji M.Ereg iyo dhammaan qoyska reer Ereg
2. Muxdddiin Macalim Cali
3. Abshir Warsame Jarafle
4. Saciid Cali Gaas (Barqash)
5. Cabdisalaan Aadan Sabriye
6. Cabdicasiis Sh. Moxamed Geedi
7. Cabdiraxmaan Moaxamed Diini (Aayarsocoto)
8. Sh.Cusman Baashi Sh. Yuusuf Jimcaale
9. Cabdicasiis Xaashi Xogolof
10. Cabdicasiis Cilmi Geedi
11. Xasan Aw Aadan  
!2. Axmed Geedi Kaahiye
13. Calixaashi Diirshe Kaahiye
14. Axmed Barrehool (Miciweyn)                                             15.Mohamed Osman Cali                                                               16.C/laahi Faarax Warsame                                                              17.Mohamed C/rahman Sh. Yusuf                                                   18.Cali Bashi Cabdi Madoobe                                                  19.Qaliif Nuur Cali                                                                            20.Sadaq Ahmed Aadan

 
Waxay tacsi u diraynaa Cumar Moaxamuud Rooble-agoon(Cumarsuuri) iyo dhammaan qoyska reer Rooble-agoon annago uga tasiyaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Xuseen Moxamuud Rooble-agoon o ku magac dheraa Qawdhan oo dhawaan ku geeriyooday Gaalkacyo, waxanu leenahay isagana allaha u naxariisto,iyagana allaha ka samir siiyo.Aamiin 
 

AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN 

Contact: hobyoradio@hotmail.com